Madaxweyne kuxigenka dowladda Puntland Injineer C/xakiin Xaaji Cumar Camey oo safar ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe .
Camey ayaa sheegay in Muqdisho uu utagay howlo gaar ah , balse maalmihii uu ku maqnaa Muqdisho warbaahintu ay qoraysay warar aan sal iyo raad lahayn uu ku saabsanaa safarkiisa Muqdisho .
Camay oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa hadaladisii kamid ahaa.
COMMENTS