Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa ku dhawaaqay maalinimada beri inay tahay 1da bisha Soonqaad, waxaana uu umadda Soomaaliyeed uu u rajeeyey inay caafimaad ku somaan.
COMMENTS