Madaxwayne Farmaajo oo maalgeliyay mashruuc indho fiiqis ah (sawiro & cod)

Madaxwayne Farmaajo oo maalgeliyay mashruuc indho fiiqis ah (sawiro & cod)

Madaxwaynaha dowladda faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maalgeliyay mashruuc indhaha loogu fiiqay 100-qof oo ka mid ah dad aragga la’aa ee ku nool magaalada Muqdisho.

Mashruuc oo loo wakiishay wasiiru dowlaaha madaxtooyada dowladda faderaalka ayaa waxaa ka faa’iidaystay dad badan oo markii hore aan indhaha wax ka arki jirin.

Wasiiru dowlaha madaxtooyada ee Soomaaliya Khaliif Cabduqaadir Macalin Nuur oo howshan loo soo wakiishay ayaa uga mahadceliyay dhaqaatiirta fulisay sida ay ugu guulaysteen qalliinka.

Halkan ka dhegayso wasiirka

Dhanka kalle qaar ka mid ah dadkii aragga la’aa ee ka faa’iidaystay indha fiiqista uu madaxwaynaha Soomaaliya maalgelinteeda iyo qorshaheeda lahaa ayaa ka mahadceliyay.

Halkan kadhegayso dadkii ka faa’iidaystay mashruuca

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com