Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah furaya kalfadhiga labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Kalfadhigan ayaa waxaa uu ka furmi doonaa dugsiga Janeraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, iyadoona qabanqaabada furitaanka kulankan si’aad ah uga socdo Muqdisho.
Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu khdubad uu ka horjeediyo kulanka uu uga hadlayo guulaja dowladdiisa iyo xaaldda siyaasadeed ee dalka.
Madaxwaynayaasha dowlad goboleedyada syaa todobaadkan xiriirka u jaray dowladda kadib shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo.
COMMENTS