Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

Madaxwayne kuxigeenka Jubaland oo ku sii jeeda Garbahaareey

Madaxwayne kuixgeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kusii jeeda magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo ay dhowaan ka jireen dibadbaxyo kadhacay oo looga soo horjeedo maamulka.

Madaxwayne kuxigeenka ayaa la filaaya inuu la kulmo saraakiisha ciidamada iyo bulshada magaaladaasi, sida wararka ay sheegayaan.

Wasiiro katirsan Jubaland ayaa gaaray Garbahaareey goor sii horaysay, iyagoona la kulmay dibadbaxyo lagu diidanyahay imaatinkooda magaalada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com