Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Madaxwayne kuxigeenka Puntland iyo wafdi wasiiro oo uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Wasiirka waxbarashada ayaana ka mid ah wafdiga madaxwayne kuxigeenka uu horkacyo, iyadoona si’aad loo soo dhoweeyey.

Madaxwayne kuxigeenka Puntland ayaa ka qaybgalaya xaflad shahaado lagu guddoonsiinayo arday ka qalinjabinaysa jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Qardho oo iminka si toos ah uga socota magaalada Qardho.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com