Madaxwayne kuxigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay sarkaal katirsanaa ciidamada Somaliland oo gadooday, kaasi oo jamhadayn ka bilaabay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo saldhig ciidan laga siiyay.
Waxaa uu sheegay inuu ka xunyahay gadoodka sarkaalkaasi oo uu ku tilmaamay inay ahayd cabashadiisa in lagu xaliyo deegaanka Ceel Afwayn ee gobolka Sanaag, balse arrintaasi laga horyimid.
Hoos kadhegayso
COMMENTS