Shirkan ayaa ku saabsana sidi dagaal xoogan loogu qaadi lahaa degaanadda Alshabaab kaga sugayihiin degaanadda Jubbaland waxaana shir gudoominayaay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe)
Madaxweyanah Jubbaland oo goobta ka hadlayaay ayaa sheegay in muddo sadex maalmood ah lagu gorfayn doono shirkan sidii dagaal xoogan loogu qaadi lahaa Kooxda alshabaab.
COMMENTS