Madaxweynaha Maamulka Curdanka ah ee Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa qaaday talaaabadii ugu horeysay oo uu ku magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiraan.
Waare ayaa Cali Jeyte Cismaan u Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiraan oo horey Xilkan looga qaaday .
Wareegto uu ku saxiixan yahay Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in xilka qaadista loo maray dastuurka Hirshabeelle,la tashiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo talo soo jeedinta Odayaasha Dhaqanka.
COMMENTS