Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka la wareegay (dhegayso)

Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo xilka la wareegay (dhegayso)

Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta xilka kala wareegey Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Dawladiisu sharciga marinayso cid walba oo uusan jiri doonin wax dulqaad ah qof walbana wixii sharcigu qabo uu la kulmi doono.

“Dulqaadikii Madaxweyne Gaas ee eedaynta isu bedeley majiri doono waayo anagana ma rabno intaan dulqaadano in nala eedeeyo qof walba sharciga wixii uu qabo ayaan kula macaamili doonaa”, ayuu yiri

Khadar Cawl ayaa Warbixintan Garoowe kasoo jeedinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com