Madaxweynaha Cusub iyo ku xigeenkiisa oo la Kulmay Madaxweynihi Hore Cabdilwei Gaas (Sawiro)

Madaxweynaha Cusub iyo ku xigeenkiisa oo  la Kulmay Madaxweynihi Hore Cabdilwei Gaas (Sawiro)

Siciid Cabdulaahi Deni Madaxweynaha Cusub ee Puntland iyo Ku xigeenkiisa Axmed Cismaan Cilmi Karaash ayaa qasriga Madaxtooyadda Garoowe kula kulmay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Madaxweyne deni ayaa salaan ugu tagay Gaas oo xilka wareejinaya dhawaan ,iyaddo uu Madaxweyne Deni uu saaka kula kulmay Qasriga Madaxtoyadda Garoowe saraakisha Laamaha amaanka Puntland,kalana hadlay Adkaynta Amaanka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com