Kal-fadhigan oo ka qabsoomay xarunta madaxtooyada DDS oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayey soo xaadireen golaha wasiirrada ee xukuumadda Deegaanka. waxaana hor-yaallay 2 qorshe (Ajande) oo kala ah:
1. Ansixinta war-bixinta waxqabadka sannad-miisaaniyadeedka 2013-ka T.I.
2. Ansixinta miisaaniyadda sannadka 2014-ka T.I.
3.Ansixinta kulaylaha degmooyinka Shinniile, Erar iyo Ma’ayso.
COMMENTS