Madaxwaynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay kulan qada sharaf ah oo uu hogaanka nabadgalyada DDS Dr Xuseen Xaashi Qaasim u sameeyay saraakisha ugu saraysa hay’adaha nabad galyada ee Degaanka Soomaalida.
Kulankan ayaa ahaa kulan ay xukumadu farxada maalinta ciida kula qadanaysay ciidamada degaanka.
COMMENTS