Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Wareegto ka soo baxday xafiska madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdieli Maxamed Cali Gaas, 27 bishii hore oo hadda warbaahintu heshay ayaa waxaa Cabdifataax Cabdullaahi Jaamac, loogu magacaabay wakiilka dowladda Puntland ee dalka Finland.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com