Madaxweynaha dowladda Puntland, Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa ku dhawaaqay in maalinimada berri ah ay tahay 1da bisha Shawaal isaga oo shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland ugu hambalyeeyey maalmaha ciidul fidriga.
DHEGAYSO
COMMENTS