Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray Mashruuca Biyoole

Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray Mashruuca Biyoole

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah
uga daah-furay mashruuca “Biyoole” oo ah mashruuc ka shaqayn doona horumarinta dhinacyada: Biyaha, Beeraha,Deegaanka iyo Daaqa, waxaana mashruucaan Galmudug ka caawinaya Banka adduunka.

Mashruucan waxaa si wadajir ah u fullin doonaana wasaaradaha kala ah; Wasaaradda Qorsheynta oo mashruuca hoggaan ka ah, wasaaradda Biyaha, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Wasaaradda Beeraha iyo Wasaarada Deegaanka.

Mashruuca Biyoole qeybtiisa Galmudug waa 5 Malyan oo doollar waxaana ka faa,iideysan doona 25 kun oo ka faa,iideyste, oo 14 kun oo ka mid ah ay haween yihiin.

Hoos ka daawo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com