Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay sldhigga Booliiska Degmada, sidoo kale-na dhagax dhiggay xarunta Agoonta Degmada Cabudwaaq.
Kormeerka waxaa madaxweynaha ku wehlinayey Madaxweyne ku xigeenka, iyo wasiiradda wasaaradaha Amniga gudaha, iyo arrimaha Gudaha Galmudug.
COMMENTS