Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa socdaalo ku maraya degaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Galgaduud,waxaana la filaya madaxweyne Axmed Cabdi kaariye inuu gaaro degaano kale oo gobalka Galgaduud ka tirsan.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com