Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmadda Guriceel ee gobalka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degmadda Guriceel ee gobalka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo si milgo iyo sharaf leh loogu soo dhaweeyey Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ahaa; MW-ku xigeenka Cali Ciid, Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee GBDGM iyo xubno kamid ah gollaha wasiiradda GM.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com