Madaxweynaha Galmudug oo maanta dhuusamareeb dib ugu laabtay

Madaxweynaha Galmudug oo maanta dhuusamareeb dib ugu laabtay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug kaddib socdaal hawleed qaatay 2 isbuuc ah.

Wefdiga Madaxweynaha waxa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweyne Ku Xigeenka GM, Xubno katiran golleyaasha Xukuumadda & Baarlamaanka, maamulka caasimadda yo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha oo hadal kooban siiyey Warbaahinta ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareb 3 Waqtigii loo asteeyey uu ku qabsoomayo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com