Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gudoomiyaha gobolka Galgaduud

Madaxweynaha maamulka goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Cilmi Cali Cabdi u magacaabay gudoomiyaha gobolka Galgaduud.

Gobolka Galgaduud wax gudoomiye ah ma laheyn tan iyo markii la doortay Madaxweyne Qoorqoor.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com