Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye (Qorqoor) ayaa maanta Magaaladda Muqdisho kula kulmay Wafdi kamid ah Issimadda dhaqanka SSC-KHAATUMO.
Waxay iska xog wareeysteen xaaladda guud ee dalka si gaar ahna sidii xal waara loogu helaa arrinta magaalada Laascaanod.
COMMENTS