Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Cabudwaaq uga qeybgalay munaasbad loogu dabaaldagayey sanad guuradii 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay xoriyadda qaateen gobalada koonfureed isla markaana ay la midoobeen gobolada waqooyi.
Hoos ka daawo.
COMMENTS