Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo dhoweeyay deyn cafinta ay hay’ada lacagta adduunka IMF ku dhowaaqday isagoo ku tilmaamay in tallaabadaas ay tahay mid u horseedeysa shacabka Soomaaliyeed horumar ballaaran.
Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa maanta ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare si weyn u soo dhoweeyay isagoo ku tilmaamay in albaabo badan ay shacabka Soomaaliyeed ay u furmayaan.
COMMENTS