Magaalada Laascaanood ee caasimadda Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Waqooyi Bari Somaaliya. Doorashadan oo si nabad ah kusoo dhammaatay ayaa waxaa Madaxweynaha maamulka ku guuleystay Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) halka Madaxweyne ku xigeenka uu noqday Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaanka)


COMMENTS