Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.

Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, gudoonka Baarlamaanka, xubno katirsan hay’adaha kala duwan ee Dowladda iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com