Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Gedo

Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Gedo

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay guddoomiyaha gobolka Gedo iyo afar xubood oo kale oo ka hoos shaqayn doona, ahna maamulka xafiisyada heer gobol.

Magacaabistaan ayaa imaanaysa xilli gobolka Gedo muddo dhawr sano ah uu si iskiis ah isku maamulayey, diidanaana maamulidda iyo magacaabidda ka timaadda Kismaayo oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com