Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Muqdisho gaaray

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Muqdisho gaaray

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa galabta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.

Weftiga madaxweyne Laftagareen waxaa garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde kuso dhaweeyey xubno ka tirsan dowladda federaalka.

Madaxweynaha Puntland ayaa la filaya isna inuu Muqdisho gaaro saacadaha soo socda.

Barri oo Axad ah ayaa loo ballansan yahay inuu Muqdisho ka furmo shirka madasha wadatashiga oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com