Madaxweynaha Maamulka Galmudug Xaaf oo gaaray Dhuusamareeb (Dhegayso/Sawiro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Xaaf oo gaaray Dhuusamareeb (Dhegayso/Sawiro)

Maanta Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulkaasi, isaga oo ka amba baxay magaalada Muqdisho.

Soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa ka qeyb galay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Xubnaha Golaha Wasiirada, Xildhibaano iyo saraakiil Ciidan.

Dadweyne wata sawirka Hoggaamiyaha Galmudug oo isugu jira Haween iyo Dhalinyaro ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusa-mareeb.

Hoos kadhegayso codadka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com