Madaxweynaha dowladda fadaraalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalmo kadob waxa uu booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama maalinimadii kahamiista ahayd ee aynu soo dhaafnay.
Madaxweynaha ayaa dadkii ku dhaawacmay qaraxan waxa uu alle uga baryay in uu caafimaad deg deg ah siiyo isagoona balan qaaday in dowalada dadka qaba dhaawacyada culus ay uqaadi doonto dalka dibadiisa.
Qaraxan oo ay fuliyeen Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ku dhintay Inkabadan 30 qof waxaan ku dhaawacmay ku dhawaad 100 qof oo kalena .
Sawiro.
COMMENTS