Golaha wasiirada ee Puntland ayaa meel mariyay Xeerkan uu ku baabiyey madaxweynaha Puntland labadan Hay’adood ee Biyaha iyo Korantada, kuwaas oo si gaar ah ay ganacta ugu ahyeen muwaadiniin reer Puntland ah.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale Hay’adii macdannta iyo shidaalka wuxuuna ka dhigay waax kamid ah Wasaarada Tamarta Macdanta iyo Biyaha Puntland
Hay’adaha Biyaha iyo korontada ayaa waxaa la hoos geeyay isla Wasaaraddaas.
Halkan ka daawo.
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo maanta looga hadlay arrimo muhiim ah iyo wareeegtooyin uu soo saaray Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Waxaa faahfahinaya Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jama Deperani
Posted by Puntland State House on Thursday, July 4, 2019
FAALLOOYIN & FALCELIN