Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday Dekadda magaaladda Kismaayo, qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubaland iyo Xarunta Dhallinyarada ee Maamuus.
Madaxweyne Deni waxaa booqashada xarumahan ku wehelinayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka mid ah labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya.
COMMENTS