Madaxweynaha Puntland oo Bosaaso soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo Bosaaso soo gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni oo ku labisan derayska Ciidanka Ayaa gordhawyd soo gaaray Magaladda Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.

Aqalka Madaxtooyadda ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa loo galbiyeey halkaas oo shirar uu kula leeyahay laamaha amniga iyo masuuliyiinta Gobalka Bari.

Madaxweynaha ayaa socdaalkiisa ku soo beegmaya xili xalay Xabsiga weyn ee Bosaaso weraar ku soo qadeen Ciidamo ka tirsan ururka Alshabaab.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com