Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

Gudiga ka hortaga Coronavirus ee Puntland ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland.

Guddigu waxay kale oo sheegeen in uusan jirin cid ilaa hada loo karntiil ugu jirta xanuunka degaanada Puntland ama looga shakisanyahay.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com