Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Dani ayaa soo gaaray Garacad xubnaha labada gole ee Dowlada ayaa ku sodhaweeyay garoonka
Dekadda Garacad oo ah mashruuca ugu weyn ee Reer Puntland ku guulaysteen ayaa maanta la filaya in la daahfuro wajigiisa 1-aad,waxaana furitaanka dekaddan qaabka isku tashiga ah lagu dhisay ka qayb galaya madax kala duwan oo dal iyo dibadba kasocda.
Madaxweynaha DFS Xasan sheekh ayaa daahfuri doona maanta oo sabti ah dekaddan Caalamiga ah.
COMMENTS