Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu maanta Garoowe ka dhegaxdhigay dhismaha cusub ee xarun ciyaareed taas oo lagu soo kordhin doono Garoonka Kubbadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe.
wariyaha Daljir ee Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS