Allaha u naxariiste xalay dalka canada waa ku geeriyooday xildhibaan Hore Marxuum Cawad Axmed Cashara oo kamid ahaa Aas asayaashi Puntland ,kana so mid noqday xildhibaanadi dowladii Cabdulaahi yuusuf.
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan Magaaladda Muqdisho ayaa Tacsi u diray eheladi iyo dadki kale uu kabaxay marxuumkas,wuxuna ebbe uga baryeey inuu janadii fardowso kawarabiyo.
Akhri Warsaxafadeedka kaso baxay Xafiiska Madaxweyne Gaas
COMMENTS