Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay ururada Bulshada Rayidka ah

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa xalay shir la yeeshay ururada bulshada rayidka ah iyo madaxda ururada siyaasada ee kajira Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay shirkii Kusoo dhamaaday Dhuusamareeb iyo wadatashi ku aadan go’aanka Puntland ka qaadatay.

Gudoomiyaha daladda Ururada aan dowliga ahayn ee Puntland Faysal Axmed Warsame ayaa ka warbixiyey kulanka ay yeesheen Madaxweynaya Iyo ururada bulshada rayidka ah ee Puntland

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com