Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey Garoowe (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweyeey Garoowe (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Mohamed Abshir AirPort Garoowe kusoo dhooweeyay, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha, Goleyaasha Dowladda Puntland, Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com