Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 87 oo ku taariikheysan 28da Oktoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo
Wuxuu xeeriyey:
Waxaa Cabdifataax Nuur Axmed (Ashkir) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.
Diwaanka
Wararka daljir
COMMENTS