Magaaladda Qardho shalay waxaa tagay Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro Puntland ka tirsan kuwaas oo Hurudhac u ah Safarka Madaxweynaha Puntland ee gobalka Karkaar.
Wasiirka Amniga Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa hogaaminaya wafdiga shalay gaaray Magaaladda Qardho.
COMMENTS