Madaxweynaha Ruushka Putin oo Markii ugu Horraysay Xiran Labiska Ciidamada oo Booqanaya Kursk

Madaxweynaha Ruushka Putin oo Markii ugu Horraysay Xiran Labiska Ciidamada oo Booqanaya Kursk

Putin oo diraya farriin dagaal soona xirtay labiska ciidamada tan iyo bilowgii dagaalka ayaa booqanaya gobolka dagaalada kulul ka socdaan ee Kursk oo haatana laga sifeeyey ciidamadii Ukraine.

Ukraine ayaa la qiyaasayaa in ay dagaalka kaga dhinteen 67,000 oo askari, kuna waayeen in ka badan 7,000 oo gaadiidka dagaalka.

Trump oo hubkii iyo lacagtii u fasaxay Ukraine ayaa ku goodinaya in Ruushku xabbad-joojin aqbalo, laakiin sida Putin hore u sheegay “xabbad-joojin qorshaha Ruuskha kama mid ah.”

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com