Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay dagaalka dib uga qarxay agga Tukaraq (Daawo)

Madaxweynaha Somaliland oo si kulul uga hadlay dagaalka dib uga qarxay agga Tukaraq (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabdi oo gaaray degaanka Saylici ee degaanada Somaliland ayaa si kulul uga hadlay isago Caraysan dagaalka markale dib uga qarxay degaanka degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Dagaalkas ayaa u dhaxeeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa Puntland ,Muuse bixi ayaa sheegay in Weraar qaawan Ciidamadda Puntland ku qaaden sadex Fariisimo oo ciidamadda Somaliland kuleeyihi Agga dagaalka ,isago sheegay in la jabiyaay.

Hoos kadaawo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com