Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka raacay diyaarad caadi ah ay ay saaran yihiin shacab rakaab ah.
Madaxweynaha iyo wafdiga la socda ayaa raacay Diyaarada Turkish Airline oo sidoo kale dad cadai ah ku safrayeen, waxaana Madaxweynaha iyo waftiga la socda dalka Turkiga kasii raaci doonaan diyaarad kale oo kusii jeeda magaalada London.
Wafdiga la socday Madaxweynaha Soomaaliya waxaa kamid ahaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka, Wasiirka Gaashaandhiga ,Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Koofur Galbeed , Hirshabeelle iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale, waxa ayna ka qeyb galayana shirka 11-ka bishan ka furmaya London.
Masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya ayaa horey usii sagootiyay wafdiga la socda Madaxweynaha Soomaaliya ee u duulay magaalada London, waxaana Safarka maanta ku baxay Madaxweynaha uu noqonayaa kii lixaad uu dalka uga baxo tan iyo markii la doortay.
COMMENTS
Maansha Allaah Radio Dal jir Dalkaag jir mahad sanid
farmaajo waa madx ku dayasho mudan,madxda kalana utilmaamey hilinka saxda ah ee bulshadooda ay ku hantiyi karaan,taageerohooda waana mdxwyne daacada xaqiiqatana maantey wxuu sameeyay wxay tusaale utahay daacad nimadiisa
farmaajo waa madx ku dayasho mudan,madxda kalana utilmaamey hilinka saxda ah ee bulshadooda ay ku hantiyi karaan,taageerohooda waana mdxwyne daacada xaqiiqatana maantey wxuu sameeyay wxay tusaale utahay daacad nimadiisa
906113087
madaxa umada somaliyeed farmaajo
waa masuul ku dayasho mudan
madaxda kale barey habdhaqanka
maxda looga baahanyahay
had iyo jeeraarana,ku farxi karaan bulshadoodu
waana daacadnimadu kashiisa ka saartey isla wayni maangaabku ciirasado
Waa hugamiye lagu dayan karo ee halagu daydo madxda kale mamul gobledyada
Farmaaaaaaaajo allah xafido cadawgisa allaha qabto
masha allh hadaan zoomli nahy waxy madax deena uthy tuzaale wngzn
Wa inay Ku deydaan madaxweynayasha maamul goboleedyaduna
manshaa Allah wa madaxa weyne kudayasho mudan guul iyo gobanimo
masha allah waa madxwyn dcda ah ilhy haa dhowro madxda somliyrd
Illahay ha noo daayo madaxwaynaha wadaningaa
illahay ha noo daayo madaxwaynaha wadanigaa
Waa sax arintan waa muhim
Safarad lacagta ku baxdo waxey mushar unoqdan kalabar cidanka qaranka
mansha allaah mdxwaynaha daacad oo dadkiisa u diirnaxaya guulayso
Guulayso farmaajoow. Waxaannka codsanayaa madaxwaynaha puntland state in uu lu daydo oo naga daayo 5 star airline iyo 5 star hotel
mashlh runtiii guuul iyo horumar wacn ayaaa puntland urajaynaya
Masha Allah waaaa hogamiye dacada Allow Somali udaaa mid dhibka ay kujirta somaliya kasaara Alle hanoga dhiho
Guuleyso
faataalnimada waa wax kooban waan 8bil ha u dhamaato fadlan igu Sawir hadey sii soconeeso .OGaadane waa niilaga horeeyay diyàrad shacab lala raaxo
london guul grmjo
madaxwaynaha farmaajo waa madaxwayna xaq ah dadkuna waa arkaan shirka london alle ha kusoo huuleeyo
Ilaahay ha barakeyo madax wayne farmaajo
Asc Daljir 0907412301
runtiii Farmaajo waaa nin Wadani had iyo goorba jcyl ddkiisa inuusan I ska dhaxsaarin waana so dhaweenYaa inuuu lasafro shacabksa
Asc Daljir waaan sooo dhaweenayaa in madaxweyna #Farmaajo uu shacabkiisa diyaarad laraaco wanna arin kudayaaho mudan
0907412301
waa hogaamiye sax ah wana wixi lagu doortay oo dadka ku jecladeen. wali ma aragtay saas oo kale madaxweyne loo jecel yahay oo Somali ah. Madaxweynayaasha maamulada gaar ahaa midka Puntlad maamulo baa u bahan in uu ku dayado, madaama uusan safar joojineyn
aad baan usoo dhoweynayaa arintaan runtii waa wax lagu farxo waxayna tusaale unoqon doontaa madaxda caalamka
asc daljir mnsha allh waa wax lagu farxo tilabda uuu qady madxweyne farmajo waaa na mid loobahna in mazuuliyanta dalku raacn diyaradaha rakabka ee shacabka zoomaliyed racayan wxana ugu baqaya madxda kle ee mamul goboledyaduna inay arintaas kudaysha da mudn lgu dayno
Masha alllh madaxwayneheen ilaahayow noodaaa
waaa hogaamiye ku dayasho mudan khyr alaha,siiye xilkana alaha la garab galo amiin
Dhaqala xumada waxa ugu wacan wadanka wa madax isku sheega ku tagri falaya Hantida dad waynaha
kol hadaan shirarka noocan ah oo heer caalami ah looga maarmayn madaxweynaha hadana wuxuu gartay inuu yareeyo kharashka ku baxaya oo raaco diyaarad rakaab isaga iyo wafdigiisa sidoo kale waxaan filayaa inay yaraynayaan kharashka hoteelada somaliya guul
maasha allh waa qayb kamida balanqadyadisa madaxweynaha insha allh waxan rajayno waa horumar hadan helnay madaxweyne balamihisa fuliya
Waa sax in uu raaco diyaarad shacabka waayo dadka uu madaxweyne u yahay in badan oo kamid ah 1mar wax macunto Maalinti
Waxay na tusaysaa in madaxweynuhu unaxayo hantida qaranka uusana ku tamashlaynayn
waana arin madaxda gobolka oo dhami laga doonayo inay
ku daydaaan
Farmaajo waxaa ùu mudanyahay kudayasho
mansha alallh madaxwayana waan soo dhawaynayna arintan uu saneeya waxaan tusaale u noqon doontaa madax badan ee markaya meel u baxayaa kiraysta diyaarad khaas ah marka taas wa in aya ku daydaan madaxda maamul qobolayd yada
gaaska aad wrystaan oo intaa aad u magaalysaan usheega ooo dhaha ku dayo muwaadin frmaaajo intaad waryai is ballan si ah iska dhaaftaan
masha Allah waxay cadayn loo jeedo utahay daacadnimada madaxwayne farmaajo guulayso mahadsanidiin daljir