Sida uu saacado kahor baahiyey wariye Mahdi Majeed oo wariye u ah wargeyska Yedinoth Ahronoth, waxa uu waraysi khaas ah la yeeshay Madaxweynaha Suuriya, waana, sida uu sheegay, waraysigii ugu horreeyay ee abid uu madaxweyne ama sarkaal Suuriyaan ah la yeesho warbaahinta Israa’iil.
Waraysiga oo xasaasi ah lana filayo in berri la baahiyo kala soco Daljir Media.
> Daljir Media
COMMENTS