Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka Soomaaliyeed oo Magaalada Kismaayo ku yimid dalxiis halku dhagiisu yahay “kaalay Kismaayo soo arag.”

COMMENTS