Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay magaacabay xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada.
Golaha Wasiirada ayaa ka kooban Wasiiradii hore iyo kuwo cusub.
COMMENTS