Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.

8 xubnood oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed ah, 2 xubnood oo guddiga heer federaal ah iyo 2 xubnood oo ah guddiga xalinta khilaafaadka.

Xubnahaan ayaa waxaa laga reebay kuwo horay Madaxweynaha Jubbaland uu Magacaabay balse aan loo soo dirin Xafiiska Rooble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com