Gollaha Wakililada Jubbaland ayaa Codsi Madaxweyne Ugu daray 90 Maalmood Soo Dhisida Xukuumada Dowlad Goboleedka Jubbaland kooramka waxaa uu ahaa 43 xildhibaan waxaana ay dhammaantood u codeeyeen in mudada la kordhiyo.
Barlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa kulankooda sii socdaa, waxaana looga hadlaya qodobada kala ah:
1- Ilaalinta dastuurka dowlada federaalka soomaaliya.
2- kuraasta degaan doorashadooda la badalay oo ay gollaha ka horyimaadeen.
3- waxay sido kale golaha ka hadlayaan shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono muqdisho iyago gabi ahaanba qaadacay shirkaasi.
Diwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS