Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas maxaa lagu xasuusan doonaa?

Wax badan baa Gaas lagu xasuusan doonaa, mana aha kuwo qurxoon! Laakiin xasuus waxaa ugu fiican mid xun oo inta laga gaaray la buriyey. Oo haddana xasuustu waa kala jaar e aan labo ugu hormarino: Waa midda koowaad e waxaa lagu xasuusan doonaa hadalkiisii Toronto sannadkii 2016 asaga oo la hadlaya buslahada reer Puntland ee … Continue reading Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas maxaa lagu xasuusan doonaa?